Daawo:Caabudwaaq Ciidanka Aminga oo sameeyey hawgal amniga Lagusugayo

Ciidamada Militariga,Nabad Sugidda iyo Booliska ee ka howl-gala magaalada Caabudwaaq oo sameeyay howl-gal ay ku soo qabteen Hub lagu dhex sitay gaadiidka magaalda waxaana hawgaladaan soo dhaweeyey Bulshada Degamada Caabudwaaq ayakoo si wanaagsan uga qayb qaatay hawgalka ay wadeen Ciidamada amniga.

hoos kadaawo warbixintii Ayaanle cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.