Wargalin:Daahfurka Maktabada Guud ee Garbahaaray ayaa Maalinta Khaamiista Ka dhacaysa Magaalada Garbaharay

garbaharay

Waxaa Lagu wargalinayaa Qaybaha kala duwan ee bulshada Degmada Garbahaaray iyo qofkasta oo daneeya waxbarashada in Maalinta Khaamiista ah oo tariiqada Tahay 09-08-2018 Mgaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo ay dhici doonto Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu daah furaayo Maktabada Guud ee Magaalada Garbaaharay waxaana kasoo qayb galaayo Qoraayaal, Abwaano, hal-dooro Soomaaliyeed oo bulshada magac ku leh iyo bahda wax-barashada iyo qaybaha Kala duwan ee saaxafada.

Fadlan ha moogaanina Furtitaanka Maktabada Guud ee Magaalada Garbahaaray.

Waxii Faaf faahina kala Xariir Fadlan:- 00252615657889/ 252618562264

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.