Daawo:Soomaliland oo ka qaylisay amar kasoo baxay Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya

xaj

Xildhibaan Ka Mid Ah Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Amarkii Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliya ee ay Diyaaradaha Qaadaya Xujayda Soomalia ay Iska Diwaan Galiyaan Wasarada Dinta Iyo Awqaafta Somaliya si aan loogu ciyaarin Xuquuqda Xujayda Soomaliya.

Hadaba qaar kamida Xildhibaanada Soomaliland ayaa ka qayliyey amarkaas kasoo baxay wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaliya waxayna sheegeen inay tahay Cunaqabatayn lasaarayo Xujayda Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.