Muuqaal:Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Furay kalfadhiga 5-aad ee Barlamaanka Koofur galbeed

mursal

Xafladda Furitaanka kalfadhiga 5-aad ee golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, ayaa waxaa Ka qeyb galay Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna gudoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ,Madaxweynaha Dowlad goboleedka koonfur gaalbeed, Guddoomiyaha Golaha wakiilada ee Dowlad goboleedka koonfur gaalbeed, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka, Xildhibaanada Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ,Xafiiska Qaramada Midoobay iyo Ururada Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.