Shir looga hadlayo ammaanka Caasumada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho

wsiir

Shirka Guddiga Amniga Gobolka Banaadir oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Kusimaha Guddoomiyeha Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenkiisa Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda, taliyeyaasha heer Federaal iyo heer gobol ee ciidammada Booliska iyo Nabad-sugidda ayaa waxaa lagaga hadlay xaaladaha guud ee amniga caasumadda, gaar ahaan qaraxii argagixso ee lagu beegsaday Xarunta Wasaaradda Amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.