Daawo:Suldaan Lagu Caleema saaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud

wargardhac

Munaasabad balaaran oo lagu caleeemo sarayo suldaan XASAN CILMI JAMAC oo ah Suldaanka guud ee beesha Maxamed Amaanreer oo kamida Beelaha Sade Mareexaan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, Munaasabadii Caleemasaarka Suldaan ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha bulshada waxayna Munaasabadaasi kusoo dhamaatay sidii loogu talagalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.