Magaalada Garbaharay ayaa lagu qabtay Munsaabada 1-Da Luulyo

calan

Magaalada Garbaaharay ee gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacday munaasabada kowda luulyo oo ah maalinta Soomaliya ay xoriyada qaadatay, Munaasabadaan lagu xusaay Maalinta Xornimada Soomaliya ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada sida waxayna dhamaantood ka hadleen mahiimada ay leedahay Maalinta 1da luulya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.