Abdirisak M Tahlil ayaa ka tacsiyeeyey geeridii allaha Unaxariisto Wiilo Macalin ibraahim Aadan sankuus.

tacsi

inaa lillaahi wa inaa ileyhi rajucuun,waxaa xalay magaalada Balanbale ku geeriyootay Wiilo Macalin ibraahim Aadan sankuus , waxaan ilaahay uga baryey inuu siiyo naxariistii Jano dhammaanteena hanaga siiyo samir iyo iimaan.

waxaan sidoo kale tacsi taas lamid ah u direynaa reer Sheikh Ibrahim Macalin Aadan Sankuus iyo Marxuumada Sa’yigeeda Galad Cismaan Soofe Faarax waxaana leenahay illaahay samir iyo badal kheyr leh hasiiyo Aamiin Aamiin.

Allaha Unaxariistee Maama Wiilo waxay ka geeriyootey 9 Caruur ah oo isku noog ah waxaana ku jira laba midna jiro 14 bilood mid jiro 13 Maalmood, waa sida wararka Nagu soo gaarayaan.

Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajucuun, wabillaahi Towfiiq, Abdirisak M Tahlil

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.