Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka iyo Gudomiyaha Barlamanka Galmudug oo Shir looga Soo Horjeedo Xaaf iyo Shaakir Cadaado ku qabtay

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo tiro xildhibaabo Galmmudug ayaa garay magaalada Cadaado halka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhusamareeb Caasimadda Galmudug, Waxaana la filayaa in dhawaan Madaxweyne Xaaf ku dhawaaqi doono golaha Wasiirada cusub.

Khilaafka Madaxda Galmudug ayaa gaaray halkii ugu sareeyey waxaana fashilmay wadahadaladii uga socday magaalada Muqdisho hoaryna waxaa u jiray cabasho ka imaanaysa Beelaha daga Galmudug taas oo ay uga soo horjeedeen habka wax loo qaybiyey Baralamaanka Galmudug ee laysku daray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.