Deg Deg:Dhaawac Badan oo loo soo qaaday Isbitaalka Laascaano

deg

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Laascaano ayaa waxay sheegayaan in Isbitaalka Magaalada Laascaano ay kusoo socdaan Dhaawac farabada oo laga Keenayo Tukaraq Halkaas oo uu ka socdo Dagaal udhaxeeya Ciidamada Puntland iyo Kuwa Soomaliland, waxaa wali war laga hayn Dhaawcyada ama qasaaraha Soo gaaray Puntland iyo halka dhaawacooda Loo qaaday.

wararkeena dambe kala Socda warar Dheeraad ah ku saabsan Dagaalka Tukaraq alalaha Kala qaboojiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.