Daawo:Markab sida xoolo Laga raray Soomaliya oo gaaray dalka Masar

xoolo

Dawladda Masar oo balaarisay iibsiga xoolaha nool ee Soomaaliya, waxaana Markab wada kumanaan Lo’ah oo toos looga raray Soomaaliya uu ku xirtay Dekadda Suways, Madaxwaynaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa Markii uu booqashada ku tagay dalka Masar kala Hadlay Madaxwaynaha dalka Masar inay iibsadaan xoolaha Nool ee Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.