Qarax Xoogan oo Muqdisho Ka Dhacay

Waxaa Gor dhow  Qarax Xoogan oo loo Adegsaday Baabur walxaah Qarxa  loo Adegsaday uu Ka Dhacay Muqaadyad u Dhow Hotel Golobal .

Muqayada Ayaa La sheegay inay Tahay Goob Ay u Badnayeen  Ciidamada dowlada Ilaa hada Lama Ogo Qasaaraha Rasmiga ee Qarax Laakin Jugta Xogan ee Qarax Ayaa La Maqalyay Goobo Ka Tirsan Magalada Muqdisho .

La so co Wixii Ku soo Kordho

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.