Barakacayaasha Ceelasha biyaha iyo Lafoole Oo Banaan Bax Sameeyay

Barakacayaasha kunool Ceelasha biyaha iyo Lafoole Oo Banaan Bax Sameeyay ayaa kacabanaya in nolol xumo soo food saartey, barakacayaashn waxay ka cabanayaan in biyo la’aan,cunto la’aan iyo daawo ay haysan dadka noloshooduna ay qater ku jirto hadaanan loo soo gurman barakcayaashaan waxay halkaan dagan yihiin in kabadan labo sano.
Hoos ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.