Dhageyso: Dowlada Hala Baxdo Faraha Maamul Sameynta Hiraan iyo Sh, Dhexe

Xildhibaan Maxamud Maxamed Ibraahim Godir oo La Hadalay Warbaahinta Gedotimes ayaa Wax ugu Baaqay Dowlada Inay Faraha Kala Baxdo Maamul Sameynta Hiraan iyo Sh. Dhexe Xildhibanka ayaa Shegay in Hada Is Faham darada Ka Jirto Maamul Sameynta Hiraan iyo sh, dhexe ay Keentay in Dowlada ay Faraha Laga Gasho Qaab dhis meedka Maamulka

Taasina ay Ka Biyo Dideen Ergada Qaar kuwaas oo Isaga Baxay Shirka Ka Dib Markii ay ku Qanciwayeen Saami Qeybsiga Maamula Sameynta ergada .

Hiraaan iyo Sh, dhexe ayaa ah Maamulkii ugu Danbeyay ee Maamul Gobaledka Ka Dib Markii La dhisay Sadex Maamul Gobaled oo Wali Wajahayo Qataro Siyasaded.

Halkaan Ka Dahgeyso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.