MAQAL: Dastuurka Soomaaliya oo Qorshe Cusub lala Damacsan Yahay

dastuurka

Dastuurka Soomaaliya ayaa waxa uu weli yahay mid aan la Khalad sixin oo qabyo qoraalkiisu weli yahay mid aan mudneyn in sidaan lagu soo bandhigo.

Wasiirka Wasaarada Dastuurka Soomaaliya Xuseen Maxamed Sheekh Xuseen oo Saxaafada la hadlay waxa uu sheegay in hadda dib u eegista dastuurka ay socoto.
Waxa uu Wasiir Xuseen sheegay in qeybaha Siyaasada ay dib u eegis ku wadaan islamarkaana ay meel gabo gabo ah marayaan.
Wasiirka Dastuurka waxa uu sidoo kale sheegay inay Awoodaha Dawlada Dhexe iyo kan Maamul Gobolledyada ay kala qeexi doonaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.