Shirkii Dib-u-eegista Dastuurka oo la shaaciyay inuu Dib u dhacay
Shir weynaha qaran ee daah furka dib u eegista Dastuurka Dalka oo lagu waday in Maanta uu si rasmi ah uga furmo Magaalada Muqdisho ayaa […]
Shir weynaha qaran ee daah furka dib u eegista Dastuurka Dalka oo lagu waday in Maanta uu si rasmi ah uga furmo Magaalada Muqdisho ayaa […]
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Shirkii Maanta oo axad ah ka […]
Waxaa xarunta Wasaarada Gaashaadhiga Soomaliya ee magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad loogu ducaynayo Generel Cusmaan shiiq Cali Badmaceeye oo Muqdisho lagu aasay, Munaasabadaan waxaa ka […]
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa shaqadii dib ugu fasaxay Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland C/qaadir Shire Faarax Ereg, oo hore uu shaqada uga joojiyey […]
Guddoomiyaha Guddiga Dib U Eegista Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid kasoo horjeesteen Shirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ay Magaalada Muqdisho ka fureeyso Berri oo Axad […]
Wasiirada Wasaaradaha Beeraha ee Labada dal Soomaaliya Said Iid iyo Turkiga Dr Ahmed Esref ayaa Kala Saxiixday heshiis Iskaashiga Dhanka beeraha ah. Heshiiskan ayaa ah […]
Labada erey ee aan is barbardhigay ma aha kuwo isu qalma sidaas awgeed mawaadhinka iimaanku ku denbeeyo oo qalbigiisa wadaniyadu ku qoyan tahay waan ka […]
Wasiirka Maaliyada Xukumadda Federaalka ee Somalia Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,iyo Madaxtooyada Soomaaliya,Xafiiska Raiisul Wasaaraha Soomaaliya,maamulka Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.xubno ka tirsan dowlada ayaa qeyb galay […]
Munaasabad ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Maaliyadda Soomaliya Dr C/raxmaan Bayleh, Ku xigeenkiisa Prof C/llahi Shiikh Cali (Qaloocoow) iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Md Maxamuud Xayir Ibraahim, […]
Shir looga hadlayo ka hortagga Fikirada waxa loogu yeero Argagixisada oo ay ka qeyb galeen Madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiillo ka socda […]
Ra’iisul Wasaaraha Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Saraakiil iyo Siyaasiyiin […]
Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo waxaa maanta ku qabanaya war saxaafadeed Xildhibaano tiradooda kabadan tahay 10 iyo Wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland. Xildhibanadaan iyo wasiiradaan […]
Al Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen Afar askari oo ay sheegeen inay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes