Galmudug oo xukuntay muwaadiniin u dhashey Yeman
Maxakamada kutaala magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa Xukun Ku Riday Kalluumeysato udhashay Wadan Yeman,kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay si sharci daro ah uga kalluumeysanayay. […]
Maxakamada kutaala magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa Xukun Ku Riday Kalluumeysato udhashay Wadan Yeman,kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay si sharci daro ah uga kalluumeysanayay. […]
Madaxweyneyaasha Maamul Gobolleedyada oo Maalmahaan ku sugnaa Magaalada Muqdisho islamarkaana ka qeyb galay Shirkii Shalay lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho ee u dhexeeyay Madaxda Dowladda […]
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa faah faahiyay weerarkii Duqeynta loo adeegsaday ee Ciidamada Mareykanka ay ku qaadeen Jimcihii ina dhaaftay Buuraleyda Gobolka […]
In ka badan 10 Amiirada ka tirsan Qoyska Boqortooyada iyo Wasiiro ayaa xabsiga loo dhigay arrimo la xariira Musuq Maasuq sida lagu sheegay war kasoo […]
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta Kulan ku yeelan doona Xarunta ay ku shiraan Ee Golaha Shacabka,waxaana la sheegay in Akhrinta Labaad ay marsiin doonaan […]
Taliska Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay ku dhawaad 20 Qof oo ay ku Eedeeyeen in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab islamarkaana […]
Deeq Lacageed oo iska soo aruuriyeen Bulshada Degmada Xudur sida dhalinyarada,ganacsatada iyo haweenka ayaa lagu wareejiyey Gudiga qaran ee gargaarka dag daga ah lacagtaan oo […]
Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya ayaa waxay hawgalo lagu sifaynayo kooxda argagixisada Alshabab kasameeyeen Tuulooyin hoostaga Balcad iyo jowhar halkaas oo shacabka ka qaadayeen lacag at […]
Wasiirkii Hore ee wasarada Howlaha Guud Eng Salah Sheik Osman ayaa bartiisa Facebooga ku sheegay inuu ka badbaday dil kas oo uu ka dambeeyey wasiirka […]
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta khudbad mahiim ah ka jeediyay shirkii Madaxda Dowladda iyo kuwa Dowlad goboleedyada ee Maanta la soo […]
Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyadda ee ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashadda ka socota degaanada maamulka Somaliland. Dowladda waxa ay sheegtay […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes