Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Doorashadda Somaliland
Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyadda ee ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashadda ka socota degaanada maamulka Somaliland. Dowladda waxa ay sheegtay […]
Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyadda ee ku shirsanaa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay doorashadda ka socota degaanada maamulka Somaliland. Dowladda waxa ay sheegtay […]
Waxaa goor dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxiixay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen […]
Waxaa Goor dhow Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada waxaana laga soo saaray war murtiyeed ay ku heshiiyeen […]
Madaxweynaha Hirsahebelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Hirshabelle ku matala Dowladda Federaalka ah […]
Deeqdaan Lacageed oo ay iska soo aruuriyaan shacabka iyo maamulka Puntland ayaa kudhawaad 500,000 kun oo Dallar taasi oo loogu tala galay in loogu gargaaray […]
Ciidamada amaanka Puntland ayaa la sheegay in dad ay ka qab qabtay Buuraha Gobalka Sanaag kadib Howlgal ay halkaas ka sameeyeen Ciidanka amaanka. Ciidamada Puntland […]
Iyadoo habeenadii la soo dhaafay Kuleel daran ka jiray Magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa ka bilaawday roob ay ku diirsadeyn dadka ku nool magaalada. Inkastoo […]
Madaxweynaha Maamulkaas Shariif Xasan Shiikh Aadan waxaana lagu wadaa in ay Gudbiyaan maalmaha soo socda ay Idaacadda kulmiye u sheegeyn. Xildhibaan Amiin Maxamed Faarax oo […]
Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka […]
Wasiirka Cadaalada Soomaliya ayaa waxauu magaalada London kaga qayb galay Baroordiiq iyo Duco loo sameeyey Dadkii wax ku noqday qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdishi.
Innaa lillaah wa inaa ilayhi Raajucuub Geerida ku timid Bashiir Faarax Diiriye “Garaabaaye” oo ku geeriyootay degmada Caabudwaaq ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa dhamaan ehelkii iyo dhamaan […]
Ilaahay ha unaxariistee waxaa magaalada Gothenburg ee caasimada labaade dalka Sweden ku geeriyooday abwaan Khaliif Faarax Xayir oo kamid ahaa dhalinyarada hal-abuurka ah ee Soomaaliyeed […]
Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ahaa Akhrinta […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes