Daawo:Xildhibaan Jeesow “2,000 kun oo Askari oo kasoo jabay Aadan Yabaal ayaa orod ku galay Guriceel

daahiramiin

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka qayb galay Shirkii Mucaaradka Xasan Sheekh oo Muqdisho ka furmay ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo ciidamada laga qabsaday Aadan Yabaal halkii ay firxadkoodii aadeen.

Xildhibaan jeesow ayaa sheegay in “2,000 kun oo Ciidan oo kasoo jabay Aadan Yabaal ayaa orod ku galay Guriceel, Ciidan qaxaaya Xasan Sheekh ayaa noogu horeeya”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.