Wasiirka Amniga XFS Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo xarigga ka jaray xarunta 3-aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo laga furay degmada Dayniile ayaa ka hadlay amniga caasumada.
Wasiir Fartaag “Amniga waa inaad indha waaweyn ku fiirisaan, Waxaa jira kuwo nabad diid ah oo soo dhuumaaleysanaya oo hoobiyayaal kasoo tuuraya meelaha qaarkood”.
Leave a Reply