Xaflad lagu Taageeraayo Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa lagu Qabtey Baydhabo.
Xafladaan ayaa Waxaa ka soo qeyb galey Odayaasha Dhaqanka, Qeybaha kala Duwan ee Bulshada, Haween,Dhallinyaro iyo Marti Sharaf kale.
Leave a Reply