Xildhibaanada golaha wakiiladda Dawladda Puntland oo yeeshay fadhigoodii 18-aad ee Kalfadhiga 50-aad ayaa waxay Markale diideen meel marinta iyo shaqada xubnaha Maxkamada sare ee Puntland, kuwaas oo Madaxwaynaha Puntland dhawaan Magacaabay.

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply