Dagmada Baladxaawo waxaa ka socdo dibadbax ay dhigayaan dadka shacabka Dagmada baladxawo banaanbaxaan ayaana ka danbeysay ka dib markii ay Ciidamada Nabadsugida jirdileen dhalinyaro magaalada ay ka dhex qabteen Gudaha Magalada waa kuwana qaar mid ah shacabkiii dhigayay bananabxa oo dareenkooda kahadlaya.
Leave a Reply