Daawo:Xildhibaanada Federelka oo eedeyn u Jeediyey Madaxwayne Deni

deni

Xildhibaano katirsan Baarlamaankii Waqtigiisu Dhamaaday ayaa ku Baaqay in lajoojiyo Dagaalada Boosaaso sida ugu dhaqsaha badan waxayna eedeyn kulul ujeediyeen Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.