Daawo:Gudoomiyaha xisbiga Wadajir oo ka horyimid habka loo xulay gudiga Doorashada

shakuur

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay inaysan ku qanacsaneyn turxaanbixinta ay dowladdu sheegtay inay ku sameysay guddiga doorashooyinka, oo tabasho laga qabay qaar ka mid ah xubnaha doorashooyinka.

Guddigii uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u saaray xaqiijinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ee heer federaal iyo mid dawlad goboleedba ayaa xalay shaaciyay in 34 xubnood laga saaray liiska guddiyada doorashooyinka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.