Madaxwaynayaasha Soomaliya iyo Burundi oo Uganda ku kulmay

Farmaajo

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Burundi Mudane Évariste Ndayishimiye oo kulan-doceed ku yeeshay caasimadda Kambaala ee dalka Uganda ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga ammiga, dhaqaalaha iyo siyaasada.

Madaxwayne Farmaajo ayaa shalay gaaray Dalka Uganda waxuuna kulan gaara la waatay Madaxwayne museveni,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.