Magaalada jowhar waxaa ka dhacay Qarax kaas oo ahaa miinada dhulka lagu aaso, waxaana Qaraxaas ku dhaawacmay dad shacaba waxaana qaraxaas gaystay Dhimasho Hal Qof.
Dadka Dhaawaca Soo gaaray ayaa waxaa la geeyey Isbitaalka Magaalada Jowhar oo Daawo la’aan haysay intii Mudo ah.
Leave a Reply