Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug.
Musharixiinta Madaxweynaha Galmudug ku tartamaya oo gaaraya Afar halka ay madaxwayne ku xigeenka ay u tartamayaan Shan Musharax.
Magaaladda Dhuusamareeb ayaa amaankeeda aad loo adkeeyay waxaana wadooyinka Magaaladda la soo dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka iyo AMISOM.
Leave a Reply