Wiil yar oo looga shakiyey in la soo xaday ayay booliska degmada Kismaayo soo qabteen Sida uu ku warbixinayo Taliyaha Waaxda Dambi baadhista Booliska ee Degmada Kismaayo.
Fadlan cidii garanaysa wiilkan ha la soo xiriirto Lambarka Taliyaha +252 619729696 ama ha loogu soo hagaago Saldhiga Dhexe ee Degmada kismaayo.
Leave a Reply