Axmed Madoobe oo isku doortay Magaalada Kismaayo

Madaxwaynihii hore Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu Maanta isku doortay Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa waxaa Doortay dad loo e kaysiiyey Xildhibaano oo ka kooban Ilaaldiisa iyo wariyaasha Telefishinka Jubbaland.

Dhanka Kale waxaa Magaalada Ksimaayo ka dhacday Doorashada Madaxwaynaha Jubbaland iyo kuxigeenadiisa waxaana loo Doortay Madaxwayne Cabdirishiid Xidig oo kamid ahaa Musharaxiinta Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.