Ceelwaaq:Kenya oo Ciidamo kusoo daabulaysa Xuduuda ay leedahay Soomaaliya

Dowlada Kenya ayaa ciidamo militari waxay soo dhoobtay xuduuda udhaxaysa Soomaaliya iyo kenya gaar ahaan tan Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Ujeedka ay Kenya Ciidamadaaan u ukeentay Xuduuda ayaan la ogayn balse ciidamada Kenya ayaa deegaanada Jubbaland waxay ka gaysteen dilal iyo duqaymo joogta oo ay ku dhibaateeyaan dadka Xoolo dhaqatada ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.