Akhriso:Wasarada Warfaafinta ayaa beenisay in XIlkii laga qaaday Wasiir Hilaal

Wasaaradda warfaafinta waxa ay beenineysaa warqadda Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka, mudane Hilaal, dowladda Soomaaliya waxa ay dabagal ku heysaa dadka wararka beenta ah ku faafiya baraha Bulshada ama warbaahinta.

waraaqda Hoos ku qoran waa been abuur sida ya sheegtay wasrada warfaafinta somaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.