Daawo:Madaxweynaha Puntland oo safar Macsalaamayn ah ku gaaray magaalada Qardho.

gaas

Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Watqtigiisa dhaamaday Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa safar uu ku macsalaamaynayo Shacabka Puntland waxuu kusoo gaaray Degmada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.
Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa degmada Qardho kusoo dhoweeyey maamulka gobolka karkaar, kan degmada Qardho, masuuliyiin ka tirsan goleyaasha Dowladda Puntland, isimo, waxgarad, aqoonyahano, siyaasiyiin iyo shacab tiro badan oo ka qayb qaatay soo dhoweynta Madaxweynaha iyo weftigiisa, Soo dhaweynta kadib Madaxweynaha ayaa warbaahinta kula hadlay Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Qardho

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.