Daawo:Gudoomiye Yariisow oo Booqday Qoyskii Marxuumkii Dhawaan lagu Gubay Muqdisho.

yariisow

Guddoomiayah Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu booqday Qoyska Marxuum Axmed Dowlo ee dhawaan la dilay lana gubay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.