Daawo:Hay’ada Human Rights Watch ayaa ku eedaysan Cabdi Ilay inuu kamasuul yahay dil, Jirdil kufsi kadhacay Jeel ogaadeenyo

ilay

Hay’ada Xuququl aadamka ayaa waxay soo bandhigtay Muuqaal 25 Saacadood oo si qarsoodi ah looga duubay Ilalada Xabsiga Jeel ogaadeenyo oo lagu dhibaateeyey shacab badan kuwaas oo dil, kufsi,iyo dhaawacyo loogu gaystay Xabisgaas.

Human Rights Watch waxay soo bandhigtay dadkii Xabsigaas lagu dhibaateeyey qaarkood kuwaas oo ay ka muuqdaa jirdil loogu gaystay Jeel ogaadeenyo, waxaa kaloo Hay’da ku eedeesay Maxadawaynaha ismaamulka soomalida Cabdi maxamed inuu ka masuul yahay tacadiyadaas loona baahan yahay in lahorkeeno sharciga.

Ugu dambayntii Human Rights watch ayaa waxaay sheegtay in Ra’iisalwasaaraha Itoobiya qiray inay xabsiyada itoobiya ka dhacaan tacadiyo xun loona bahan yahay in wax laga qabto

Halkaan riix Warbixintii oo dhamystiran

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.