Shiiq Shaakir oo ay Waheliyo Gudoomiyaha Degmada Balanbal ayaa gaaray Balihawd

shakir

Madaxa Xukummada Galmudug Shiiq Maxamed Shaakir oo waheliyaan Gudoomiyaha Degmada Balanbal Iyo masuuliyiin kale ayaa waxay gaareen deegaanka Balihawd ee hoos taga Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud.

Ujeedka safarka Shiiq shaakir Iyo Masuuliyiinta kale ayaa waxuu ahaa Sidii laysugi furi lahaa dadka degaanada laysugu furi lahaa ummaduna ay u wada noolaan lahaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.