Wax ka ogow Musharaxiinta inuu Sanbalooshe Barlamaanka Soomaliya kusoo Noqdo ka hortaagan fariin adagna udiray Madaxwaynaha Hirshabeele

Musharaxiin utaagan inay kamid noqdaan Barlamaanka Soomaliya oo ay Buuxiyaan Booskii uu baneeyey taliyihii hore ee Nabadsugida Soomaliya Cabdulaahi Sanbalooshe ayaa waxay saaxafada kula hadleen Magaalada Muqdisho.

Musharixiinataan kala ah Daahir Cabdulle Caawale iyo Xildhibaan Hore Xasan Cali Cabdi “Xasan Dhuxul” ayaa waxay cabasho kamuujiyeen sida loogu tartamaayo kursigaan inaysan sax sanayn waxaana faragalin kursigaan ku haya Madaxwaynaha Hirshabeele Awaare, waxayna uGu baaqeen madaxwaynaha Haduu dhibka joojin waayo Tilaabo baan ka qaadayna ayey sheegeen musharaxiintaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.