Daawo+Masawiro=Roob Badan oo Xalay Ka Da’ay Degmada Caabudwaaq iyo degaanada ku dhow

roob

waxaa xalay roob fiican uu ka da’ay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud iyo degaanada udhow iyadoo ay ka jirtay deegaankaan abaar xun oo xoolihii iyo dadka dhib xun ku haysay, roobabkaan da’aya ayaa ah kuwii laugaayey ee guga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.