Roob fiican oo ka da’ay degmada doolow

roob

Roob aad loogu farxay ayaa ka da’ay Degmada doolow ee gobolka Gedo Roobkaan ayaa yareeyey kulkii qoarada waxaana bulshada wajigeeda ka dareemaysaa farxad iyo Ray rayn aykoona ugu mahad celinaya ilaahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.