Waxaa meel fiican Maraya dhismaha isbitaalka degmada Balanbale Fadlan kaqaybqaata “Sawiro”

Dhawaan bay ahayd markii ladhagax dhigay qayb cusub oo lagu darayo isbitaalka Degmada Balanbal oo dadwayaha ay qay lixaad leh kaqaateen dhismaha isbitaalka iyo hay’ad, hadaba waxaa meel fiican maraya dhismihii lagu daraayey isbitaalka Balanbal waxayna farxad iyo dhiiro galin unaqotey Bushada Balanbal.

Bulshada degmada Balanbal ayaa waxay ugu baaqayaan in dhismaha isbitaalka laga qaybqaato madaama ay tahay mashruuc wayn oo mahiim uh shacabka balnbal iyo deegaanada kuhareereysan.
Warbixintaan waxaa soo direy Diiriye sheikh abdullahi
isbitaalakbalanbal-1

isbitaalka-balanbal-1

isbitaalka-balanbal-2

isbitaalka-balanbal-3

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.