R/wasaaraha Go’aan Xildhibaanadda Hiiraan iyo Sh, Dhexe waa mid u talla Dowladda federaalka Soomaaliya.

cumar

R/wasaaraha Dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashidi Cali Sharma’arke ayaa sheegay in go’aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hiiran iyo Sh,Dhexe ay tahay mid u taalla Dowladda Federaalka.
Sharmaake oo hadalkiisa sii wata waxa uu tilmaamay in Guddiga Doorashadda dadbanna looga bahan yahay in ay wada tashi la yeeshaan Isimada ugu jira 2-da Gobol Odayaasha 135-ka, kadibna dib ugu soo celiyaan Dowladda Federaalka natiijada ka soo baxa tashi ay la sameeyeen odayaasha dhaqanka ee Gobaladaasi.
raysa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.