James Swan Iyo Laftagareen “Loo Joojin Maayo ee Xasan Sheekh Lama Aqbali Karo

laftagareen

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qasriga madaxtootayada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wakiilka Qarammada Midoobay Uqaabilsan Soomaaliya Amp James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u yimid Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.