
Kulankii Golaha Shacabka ayaa Maanta ku furmay buuq iyo qaylo. Waxaana Soo xaadiray Gudoomiyihii Golaha Shacabka.
Xuldhibaanada qaar kamida ayaa gudaha Barlamaanka ka sameeyey buuq iyo qaylo.
Gudoomiye Aadan Madoobe oo buuqaas iyo sawaxanka u adkaysan waayey ayaa yiri. “Xidlhibaan Caana-Nuug Jiis ayaa tahay, Xildhibaan Daahir Jeesoow Waayeel ayaa tahay, Xildhibaan Xasan Firinb dad baa dishay hadan waa ku cafinay fariista”
Leave a Reply