
Ra’iisalwasaare Ku Xigeenkii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tursan Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa ka hadlay Doorashada Madaxwayne Xasan ee Qof iyo cod.
Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed Qadar ayaa sheegay “Waxa aan maanta iska diiwaangeliyay degmada Wartanabada, haddii Alle idmana ayada ayaan ka codeyn doonaa.”.
Leave a Reply