
Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir Aw-Cali ayaa G/Sare Cabdifataax Maxamed Aadan Cabdi u magacaabay inuu si ku meel gaadh ah u sii noqdo Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta SSC-Khaatumo.
Hoggaamiyaha ayaa Taliyaha oo ah khabiir iyo xeeldheere ciidan Ilaahay uga baryay in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.
Leave a Reply