
Madaxweynaha Puntland ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo cusub oo ka mid noqonaya Ciidamada Puntland Maritime Police Force (PMPF).
Cutubyadan cusub ayaa qeyb ka ah Wejiga 3-aad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Puntland ee Hillaac, oo lagu xaqiijinayo xasillinta, nabadgelyada, iyo adkeynta ammaanka deegaannada buuraleyda Puntland.
Deni oo ka hadlaayey aqoonsiga Dowlad Goboleedka SSC Khaatumo ayaa yiri “SSC Khaatumo waxaan u sheegayaa laba mid baa laga rabaa hadalkoodii ahaa waan wadatashanaynaa diyaar baan u nahay, waan tashanaye idinkuna tashadana diyaar baan u nahay,” Madaxweyne Deni
Leave a Reply