Daawo:Wasiir Amniga Soomaliya oo Sheegay Sababta Looga Soo Baxay Aadan Yabaal

Fartaag

Wasiirka Amniga Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaacii Fartaal ayaa faahfaahiyey sababta looga soo baxay Degmada Aadan Yabaal.

Wasiir Fartaag ayaa sheegay in Aadan-Yabaal looga soo baxay dibu-gurasho iyo xeelad dagaal.

Hadalka Wasiir Fartaag ayaa kusoo aadamay kadib markii maalmo kahor Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheegay in marna dowlada La riixayo marna Shabaabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.