Xildhibaan Jeesow” Aadan Madoobe Dhumiyey Kalsoonidii xildhibaanada”

daahiramiin

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Kamida Xildhibaanada Aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa ka hadlay buuqii iyo Sawaxankii ka dhashay kalfadhigii Maanta.

Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay “Maanta laga bilaabo Guddoomiye uma Aqoonsanin Aadan madoobe kalsoonidii Golaha ayuu dhaawacay “

kulanka ayaa looga hadlaayey xil ka qaadista xildhibaan Abiib .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.