
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka qayb galeen masuuliyiin kala duwan iyo qaybaha bulshada oo lagu taageerayey Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Saacid Faarax Shirdoon ayaa sheegay hadal ay ka caroodeen masuuliyiinta dowlada Soomaaliya waxuuna yiri “Amni darada dalka ka jirta waxay gaartay in difaacyo laga galay Balcad iyo Afgooye marka aan fiiriyay xaalada dalka waxaan ka baqayaa in la dhaho hada ka hor wadan Soomaaliya la dhaho ayaa jiray”
Leave a Reply