
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray madasha xiritaanka shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka Soomaaliya.
Madaxwayne Xasan oo ka hadlaayey Dagaalka Khawaarijta ayas yiri “Goob dagaal sida caadiga ah mar waa lagu riixaa marna adaa wax riixaya wax dagaal ah oo lagu jabay ma jiro'”
Leave a Reply